Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

waa wab seed ka cabdi qaadir cismaan xasan ama (daadir yare)

Bogga siyaasiga  Taageeraha jeceyl jeceyl sidiisaba marna waa Macaan marna wa qaraar Taariikhda saxaabada

Create your Site.

                                          send love to the world! 

Qisooyin Jeceyl iyo wax yaabihi ugu cajiib sanaa ee arimaha jeceyl ka waxaan ku xuseena webkena allahaa U naxa riistee Aabihi jeceylka somaliyed Cilmi Boodhari iyo qaar ka mid ah Gabayadiisi

Somali News

                  

             


           {Qisadii Cilmi Boodhari { saynab}

 Walaalayaal  waan idiin salaamay, waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa Qiso xusid mudan oo Jacayl ah taas oo ah Qisadii Abwaankii Jacaylka Ee Cilmi Boodhari.

iyadoo aan u qeybinnay Cutubyo badan soona koobnay Nuxurka Qisada layaabka leh ee Cilmi iyo Hodan Qeybta 1aad ayaa sidan ku biloowaneysa:-

1) Subax wanaagsan.

     Dukaankii rootiga lagu gaday ee Berbera ugu weynaa ee Cilmi uu ka shaqeyneyey waxaa soo gashay gabadh qurux badan oo la odhan jirey Hodan Cabdille Walanwal. Sidii ay u socotey waxaa abwaan Soomaaliyeed ku sifeeyey sidan:

     Markay socodka damacdee

     Deggenida tallaabada

     Miisaanka lagu daray

     Laafyaha la daawado

     Dadku waxay yiraahdaan:

     “May daarin ciiddee

     Indho deeraleeyey!“

     Gabadhu waxay ku tiri Cilmi „Subaax wanaagsan!“ Isagoo markii horeba ka helay qaab-dhismeedka qurxoon ee uu Eebbe u uumay baa haddana wuxuu ku murqaamay midabkeeda oo aad dahabi moodeysey iyo indheheeda debecsan ee ka soo jeeda wejiga dhalaalaya wuxuu ugu jawaabay „wanaagsan“. Islamarkaasna wuu caashaqay.

Listing Site Updates

Under one of these subheadings, it's a good idea to list recent updates to my site so that visitors, especially return visitors, can check out the new stuff first. For example, I could list the date and a brief description of the update.

I could also list updated news about my site's topic. For example, if my site were about a particular sport, I could discuss the outcome of a recent competition.

Notifying Visitors of Site Enhancements

Another idea for my home page's text is notifying visitors about the enhancements I put on my site. For example, I want visitors to sign my guestbook or fill out my survey Form E-mailer to answer questions about my site, my business, or my site's topic.

Need some extra help building your site? Here are some topics that may be helpful.

Customizing and Personalizing My Site

I might not want a large amount of text on my home page if I want to guide visitors toward my other pages. Instead of text, I can add photos or interesting links. One of the first things I would want to do is choose a template that reflects what my site is all about. Colors and themes are a great way to reinforce the message and purpose of my site.

Behind the Scenes of My Home Page

Even if I don't put much text on my home page, it's a good idea to include hidden tools that will help me promote my site, so people other than my friends and family actually see it. For example, I could add meta tags, which are hidden codes that allow search engines to find my site. I could also install stats and a counter so I know how many people are visiting. If not many are visiting, submitting my site to search engines will guide more traffic to my site.